Breaking News
   

Maxaad ka taqaan Taariikhda Gudoomiyaha Baarlamaanka

Maxaad ka taqaanaa taariikhda Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Somaliya Prof: Maxamed Cismaan Jawaari(Aqriso).

๎ŒRead Full Article
   

Dhaantada oo kaalinta koowaad kaga jirto ciyaar dhaqameedka soomaalida

Dhaantada oo kaalinta koowaad kaga jirto ciyaar dhaqameedka soomaalida Dhaantada waxey kamid tahay ciyaar dhaqameedka ugu caansan ee soomaalida waxaa kaqeyb qaata wiilal iyo gabdhaba ayadoo ey ku haasaawaan dhalinyarada hadaba maadaama ey jiraan ciyaar dhaqameedyo kale oo ey soomaalida leeyihiin ayaa hadana waxaad moodaa iney si gaar ah xiiso u leedahay dhaantada. By weyrah ...

๎œ˜Read Full Article
   

Cismaan Xasan Cali (Caato) oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Isniin, August 05, 2013 Cismaan Xasan Cali (Caato) ayaa gellinkii dambe ee maanta oo Isniin ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib markii uu xalay lasoo gudboonaaday xanuun dhinaca wadnaha ah. ...

๎ŒRead Full Article
   

Somali Fruits

Websiteka Howl ayaa ka socoto. waa la soo geli doonaa wixii warku saabsanaa.Somali Fruits...

๎ŒRead Full Article
satellite dish

Ahmed Liido

Ahmed Liido


Waa maxay Aqal Soomali?

  Aqal Somali

Aqal soomali markaad maqasho waxaa kugu soo dhaceysa meel ama guri lagu hoydo islamarakaana laga isticmaalo meelaha miyiga ah ama baadiyaha hadaba aqal soomaaliga ama aqal hooriga wuxuu khaas u yahay bulshada soomaliyeed gaar ahaan kuwa reer guuraaga ah waxeyna ka sameyaan dhirta kabaxda wadankeena sida Cowska dhista xarkaha maqaarka xoolaha udbaha ama tiirar iyo qaar kale oo badan. By weyrah

๎ŒRead Full Article

Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyoday magaalada Isiolo ee Kenya, wariyihii caanka aha Axmed Maxamed 'Axmed Taajir'oo in muddo ah xanuunsanaa.

Axmed Taajir oo dad badan oo dhagaysan jiray aad ugu ugu xasuustaan codkiisii cajiibka ahaa ahaa wuxuu muddo dheer ka soo shaqeynayey Idaacadaha Af-Soomaaliga ee Kenya iyo Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da. Waxaanu ahaa Weriye dhagaysiga codkiisa dad badani jeclaayeen ama aad uga heli jireen....

Cabdi Jeylaani Malaaq oo ah fanaan caan ku ah majaajilada ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho.

 

Cabdi Jeylaani oo loo yaqaan Marshaale waxaa majaajiladiisa laga sii dayn jiray idaacadaha iyo telefishanada Soomaalida. Laba nin oo aan la garanayn oo bistoolad ku hubaysan ayaa la sheegay inay marxuuumka rasaas ku fureen isaga oo joogay gurigiisa hortiisa. Marxuumka ayaa la sheegay in xilliga la dilayay uu soomanaa. Dhaawac rasaasta ka soo gaaray ayuuna u dhintay sida uu BBC u sheegay Yusuf Axmed Abuukar oo ay isla shaqeeyaan. .

Cismaan Yuusuf (Keenadiid)

 

Cismaan Yuusuf Keenadiid
( 1899 - 1972 )
Cismaan Yuusuf (Keenadiid) - Taariikh Kooban (Waxaa laga soo xulay Buugga โ€žGabayada Cismaan Keenadiidโ€œ ee uu qoray Yaasiin Cismaan Keenadiid) โ€“ Diyaariye: Xaashi Yaasiin Cismaan Cismaan wuxuu ku dhashay Ceelhuur, 1899, wuxuuna ku dhintay Xamar, 31.8.1972. Aabbihii Yuusuf Cali oo ku magac dheeraa Keenadiid oo Saldanada Hobyood abuuray, wuxuu ku dhashay Caluula, 1837, wuxuuna ku dhintay Hobyo, 28.9.1911. Cismaan carruur badan buu dhalay- inta yaraanta ku dhimatay haddii laga reebana- waxay yihiin 12 wiil iyo gabar: Waxaa hadda ka nool Axmed iyo Caydaruus. Xagga midabka Cismaan wuxuu ahaa maarriin dhiig furan waana lixaad weynaa. Cismaan fadhigiisu wuxuu u badnaa Ceelhuur, Hobyo, Gaalkacyo iyo waayadii danbe Xamar, hase ahaatee waa labada hore kuwa uu ku koray oo wax ku bartay oo noloshiisa aad u saameeyey. Ceelhuur waa magaalo yar oo Hobyo xagga koofur ka xigta una dhow. Waxay ku taal xeebta, iyada iyo Hobyana iyadaa fil weyn. ...

Godol ama Gaax

  Geel

Geela ayaa ah mid kaalin buuxda kaqaata nolosha ree miyiga hadey ahaan laheyd caanaha, hilibka, iyo mararka qaar oo gaadiid laga dhigto sidoo kale kuma eka miyiga oo kaliya dadka ayagu dagan magaalada xitaa kama maarmaan cunista hilibka geela iyo waliba caanihiisa sida dad badan ay qabaana caanaha geela waxaa la ogaaday iney caafimaad ahaan ka fiican yihi caanaha kale ee laga helo xoolaha kale iyo kuwa warshadaha lagu sameeyo hadaba waxaa sawirkan uu ku tusayaa sida loo liso geela ayadoo horey loogu heesay oo uu abwaan soomaaliyeed yiri "geelaa markuu dararan yahay laba nin duugtaa" macnahana uu yahay hasha markey godlato in lagu liso laba qof halka xoolaha kale ay lisaan hal ruux. Boga dhaqanka by weyrah ...

๎ŒRead Full Article

Waa Maxay Xikmada Ku jirta Tirooyinka 2 ilaa 7 ? - Qalinkii โ€œMaxamed Faraxโ€œ

 

Hadda waxaynu ku eegi doonaa qormadeenan taxana ah xikmada ku jirta Tirrada Laba (2) waxay ku tusinaysaa tiradani inay tahay mid ay ku gadaaman yihiin xikmad Rabaaniya, tusaale ahaan haddaanu u soo qaadano xikmadaha ku jira Dhinaca tirada Laba (2) waxaynu odhan karnaa waa sidan...

๎ŒRead Full Article

Taariiqda Qoraalka afka Somaliga

  

Hordhac Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika kuwa ay ku hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaan aad u baaxad weyn oo u dhexeeya gacanka Tojorra ilaa iyo webiga Tana ee Waqooyiga Kiiniya....

๎ŒRead Full Article

Taariiq nololeedkii General Salaad Gabeyre Kediye

 

Salaad Gabeyre Kediye, Arabic: ุตุงู„ุงุฏ ุบุงุจูŠูŠุฑูŠ ุฎูŠุฏูŠูŠูŠโ€Ž) (d. 1972), waxaa kaloo garanjiray Salah Gaveire Kedie
waxa uu ku dhashay Soomaaliya si ay qoyska Abgaal Hawiye ah . Nin ciidan xirfadda leh ayuu ahaa ,wuxuu qaatay tababar ciidan xerada Frunze Academy milatariga ee Moscow ( ะ’ะพะตะฝะฝะฐัะฐะบะฐะดะตะผะธั ะธะผ ะœ . ะ’ . ะคั€ัƒะฝะทะต ) , .

๎ŒRead Full Article

Dhaantada oo kaalinta koowaad kaga jirto ciyaar dhaqameedka soomaalida

 

Dhaantada oo kaalinta koowaad kaga jirto ciyaar dhaqameedka soomaalida Dhaantada waxey kamid tahay ciyaar dhaqameedka ugu caansan ee soomaalida waxaa kaqeyb qaata wiilal iyo gabdhaba ayadoo ey ku haasaawaan dhalinyarada hadaba maadaama ey jiraan ciyaar dhaqameedyo kale oo ey soomaalida leeyihiin ayaa hadana waxaad moodaa iney si gaar ah xiiso u leedahay dhaantada. By weyrah ...

๎ŒRead Full Article
โšTechnology News
   

Maxaad kala socotaa sida loo isticmaalo gaadiidka miyiga

Maxaad kala socotaa sida loo isticmaalo gaadiidka miyiga waxaa inta badan miyiga ka jirta biyo la'aan taasoo reer guuraagu ey biyaha u doontaan masaafo aad u fog ayadoona ey u isticmaalaan gaadiid ahaan awrta iyo dameeraha sidoo kale xoolaha ayaa laga waraabiyaa ama loo arooriyaa masaafo fog oo mararka qaar laga yaabo iney u sii dhaxaan habeen iyo labo habeen. Kabaro bogan dhaqanka reer guuraaga by: weyrah ...

๎ŒRead Full Article

More categories

Recent Comments

Howl ayaan ka Heeynaa Websiteka Raali noqo in badan.

Tooxow

Howl ayaan ka Heeynaa Websiteka Raali noqo in badan.

Howl ayaan ka Heeynaa Websiteka Raali noqo in badan.

kubscribe To Our Mailing List




More Historical

Isticmaalka dhiilaha iyo muhiimadooda.
Dhiil
Diil waa shey muhiimad gaar ah leh xaga miyiga waxaa laga sameeyaa ama
laga qoraa geedaha waaweyn ee miyiga kabaxa.

Waxaa loo isticmaalaa caanaha xoolaha oo siyaabo kala duwan loogu
keydsado ama loogu qaado.

Marka laga eego dhaqan ahaan soomaalida waxey qiima gaar ah siiyaan
isticmaalka alaabaha laga qoro dhirta ayadoo aad ku arkeyso
magaalooyinka waaweyn meel lagu iibiyo ama lagu xayeesiyo alaabta ree
miyiga.

Hadaba waxaa muhimad gaar ah iskaleh barasha dhaqankeena oo ah kan ugu
wanaagsan caalamka. By weyrah