Sirti Siyaad Barre ku dilay Saraakiil Qaran oo Nus Qarni kadib la helay

Waxay ahayd bishii july 1972 markii uu Maxamed Siyaad Barre amar toogasho ah oo loo soo daawasho tagay ku dilay saraakiil sar sare oo dalka ku lahaa Miisaan.

 

Sirti-Siyaad-Barre-2

Saraakiishaani ayaa ahaa kuwa usoo halgamay dalka, dadka iyo difaaca dadnimo, waxa uuna dilkooda yimid kadib markii Siyaad Barre uu cabsi ka qaadayin ay xukunka kala wareegaan, inkasta oo aysan xaqiiqda sidas ahayn.

Sirti-Siyaad-Barre-3

 

Seddexdaasi Saraakiil ayaa waxa ay kala ahaayen Gen. Salaad Gabayre Kadiye, Gen. Maxamed Caynaashe Guuleed iyo Col. Cabulqaadir Dheel Cabdulle. Haddaba hoos ka daawo sawirrada General Gabayre, General Ceynaanshe.

 

Sirti-Siyaad-Barre-4

9

 

Leave a Reply