Taariiq nololeydka Fanaaniita

Taariikh nololeedkii abwaan mohamed xaashi dhamac gaariye oo kooban

  Geeriyeey xishoodlaay. Xejiyaay fogeeyaay. Xaasha ee af tahanimo. Hadii uu xabaal galay . Abwaankii xidigin jiray. Murtidii xag loo dayo. Xulashada ahayd iyo. Xaragadda higaaddii. Ayaa xarafkii hoosdhabi. Faraskii xiddigaysnaa xakamaha ayaa sudhi? Mohamed xaashi ka socoye somalaay waynakaa Alle ha u naxariistee Macalin Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu 1950kii ku dhashay magaalada Hargaysa, Hooyadii Qamaansha Jaamac ...

Read More »

Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil‏

Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi. Fanaanka kooxda Qaylo dhaan ayaa waxaa uu dhawaanahan ku sugnaa magalada Nairobi halkaas oo ka waday barnaamijyo wacyigalin dhinaca arimaha bulshada ah,waxaana uu mudadaasi uu sameyay heeso badan oo la xiriira arimaha wacyigalinta. Jooqle oo maanta aan qadka ...

Read More »

Taariikh Nololeedki Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi

Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxa uu ku dhashay magaalada Burco  ee gobolka Togdheer . hadraawi waa abwaan aad u caana oo soomaali oo dhami ay si fiican u taqaano . hadraawi suugaanta somalida e casrigan waxa uu ku leeyahay dawr aad u wayn.waxa uu yahay .abwaankii uguwayna .abwaanada somalida inta somalida suuganteeda laqoray.hatraawi.waxa uu wax barashadiisuu ku qaatay wadanka Yemangaar ahaan magaalada Cadan Taariikhdii ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil oo kooban

Abwaan Soomaaliyeed oo dadka si weyn u yaqaanaan oo aan u maleyneynin in cid loo sheegayo aysan jirin, balse Jiilka cusub ee soo koraya mudan in la xasuusiyo Taarikhdiisa faneed Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil oo bishii Maarso sanadkii 2000 geeriyooday. Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdulle Raage Warsame Taraawiil, waxa uu ku dhashay duleedka Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud sanadku ...

Read More »

Xusuustayda wanaaggii fanka ee magool iyo mooge..By rashiid sulub caalin

  Waa mid ka mid ah qoraallada aan sida joogtada ah ugu soo bandhigo dhacdooyinka iyo arrimaha kala duwan ee danta guud khuseeya, kana reebban yooyootanka isbeddellada siyaasadda gudaha oo inta badan bulshada Soomaalidu isku mashquuliyaan. Hase ahaatee, waxaan maanta qallinka u qaatay qormo qiimo iyo dareen gaar ah ii leh oo damiirkaygu igu qasbay inaan ku muujiyo jacaylkii iyo ...

Read More »

Akhriso Taariikhda Fanaanada wayn ee Faadumo shiino

Qormadan ayaa ah mid Gaar ah oo aan Jaclahay in aan ku Soo Bandhigo Fanaanada Weyn, Codka Talmoon leh, hab Dhaqameedka Fiican leh waa Fananada weyn ee ( faadumo maxamed xassan ‘fadumo shiino ) waxa ay ku dhalatay gudaha muqdisho waxa ayna ku barbaartay isla muqdisho Faadumo shiino Fanka waxa ay ku soo biirtay sanadii ( 1994 ) Waxa ayna ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Maxamed Axmed Kuluc

Alle ha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc waxa uu ku dhashay deegaanka Raydab-khaatumo oo ka tirsan gobolka Togdheer,sanadkii 1935kii,waxbarashadiisii waxa uu ku qaatay Waqooyga Somalia Wakhtigii uu maamulayay Ingriisku. Alle ha u naxariistii waxa uu fanka ku soo biiray sanadkii 1948kii isagoo ka mid noqday kooxihii ugu horeeyay ee laga aas aasay Cariga Somaliland xiligaasi oo ay socotay dabayshii gobonimo ...

Read More »

Aqriso Taariikhda iyo Waayaha Nolaleedka Farxiya fiska, Fanka iyo Bilawgii

Fanaanada Farxiya Axmed Farxiya Fiska oo sanadahan danbe ka soo shaacbaxday dhamaan gayiga Somaliyeed iyo meel waliba oo ay Dadka Soomaaliyeed ay ku nool yihiin waa Xidigta sanadkii 2010 loo doortay in ay aheyd Fanaanadii loogu jeclaa. Sidaa Darteed Dhaayaha.com Xubinta Taariikda Fanka Soomaalida waxa uu Ku soo bandhigayaa Taariikhda Rasmiga ah ee Fanaanadaasi Fanaanada Farxiya fiska waxay ku dhalatay ...

Read More »

Taariiq nololeedka Fanaanka Abdi Holland

Fannaanka Magaciisa oo Seddexan waxaa la Dhahaa Abdirizak Yusuf Hersi… Cabdirisaaq Yuusuf Xirsi kuna Caan baxay Neenaasta ah Abdi Holland Fanaankan waxa uu ku Dhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafada Madiina ee Wadajir Sanadii 11June 1987. Fannaankan Waxa uu ku soo Barbaaray Magaalada Laascaanood ilaa iyo xad Mudo kooban waxa uu Fanaanku ku noolaa Magaalada Dhuusa mareeb ka gadaal markii ...

Read More »