Taariiq nololeydka Fanaaniita

Taariikh nololeedkii Maxamed Axmed Kuluc

Alle ha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc waxa uu ku dhashay deegaanka Raydab-khaatumo oo ka tirsan gobolka Togdheer,sanadkii 1935kii,waxbarashadiisii waxa uu ku qaatay Waqooyga Somalia Wakhtigii uu maamulayay Ingriisku. Alle ha u naxariistii waxa uu fanka ku soo biiray sanadkii 1948kii isagoo ka mid noqday kooxihii ugu horeeyay ee laga aas aasay Cariga Somaliland xiligaasi oo ay socotay dabayshii gobonimo ...

Read More »

Aqriso Taariikhda iyo Waayaha Nolaleedka Farxiya fiska, Fanka iyo Bilawgii

Fanaanada Farxiya Axmed Farxiya Fiska oo sanadahan danbe ka soo shaacbaxday dhamaan gayiga Somaliyeed iyo meel waliba oo ay Dadka Soomaaliyeed ay ku nool yihiin waa Xidigta sanadkii 2010 loo doortay in ay aheyd Fanaanadii loogu jeclaa. Sidaa Darteed Dhaayaha.com Xubinta Taariikda Fanka Soomaalida waxa uu Ku soo bandhigayaa Taariikhda Rasmiga ah ee Fanaanadaasi Fanaanada Farxiya fiska waxay ku dhalatay ...

Read More »

Taariiq nololeedka Fanaanka Abdi Holland

Fannaanka Magaciisa oo Seddexan waxaa la Dhahaa Abdirizak Yusuf Hersi… Cabdirisaaq Yuusuf Xirsi kuna Caan baxay Neenaasta ah Abdi Holland Fanaankan waxa uu ku Dhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafada Madiina ee Wadajir Sanadii 11June 1987. Fannaankan Waxa uu ku soo Barbaaray Magaalada Laascaanood ilaa iyo xad Mudo kooban waxa uu Fanaanku ku noolaa Magaalada Dhuusa mareeb ka gadaal markii ...

Read More »

Taariiqda Maryan Mursal ciise bootaan

Maryan mursal waxay ku soo kortay dalka Soomaaliya ayada iyo 4 caruur ah. marka ee maryan mursal dhalinyaro ahaan jitay, waxee khatar ku ahaan jirtay heesaha, waxayna heeso ku samayn jirtay tiyaatarada waaweyn ee Muqdisho. Heesaha maryan mursal waa heeso mix ah, oo isku qasan musik somali jazz ah iyo heesaha waabariga, iyo westernka. Maryan mursal waxay ahaan jirtay gabadh ...

Read More »