Somali History

Taariikhda Soomaaliya

Culimada wax ka qorta taariikhaha caalamka waxay yiraahdeen ereyga soomaali wuxuu ka yimid labo erey oo la isku daray,oo kala ah (soo-maal ) Kaas oo ka koobaan ( soo ) oo ah soco iyo ( maal ) oo ah lis taas oo markaas noqonaysa ( soco lis ) waayo bay leeyihiin ereyga ( soco ) wuxuu isu bedelay ( soo ...

Read More »

Taariikhda Hoogii laga soo marey Hogaanxumada!

Sooyaal kastaaba wuxuu leeyahay warintiisa iyo wacaalkiisa, haddaan dib u milicsano maalmo la soo dhaafay, bal aan ka billaabe 27 Janaayo 1991 ayaa waxaa dhacdey inuu dalka isaga baxo Madax weyne Maxamad Siyaad Barre, sababtuna ay ahayd, ka dib dhibaato iyo fadqalalo dalka ka taagneyd, ilaa dabayaqaadii 70neeyadii fashilkii ka yimid dagaalkii 1977, oo ay abuurmeey, Mucaaradyo hubeysan oo ka ...

Read More »

General Salaad Gabeyre Iyo Siyaad Barre

Aduunyada nin noloow maxaa aragti kuu laaban ..taariikhdu Waa Xarig Taxan Oo Is dabayaala , waxay leedahay turutu-rooyin aan la soo koobo karin .. waqti walba waayihis .. dhacdo walba xusuusteed .. taariikh walba haraageed .. dharaar waliba haynteed .. dariiq xumina hawshii .. hadal waliba hawshi. Maalin kasta oo ku soo marta waxay kaga tagtaa xusuus iyo taariikh gaar ...

Read More »

Taariikhda nololeedkii Ustaad: Cali-Muddiir, Macallinkii Dhallinyarada AUN

Cali Sh Axmed “Cali-Muddiir” wuxuu ku dhashay degmada Ceel Buur xilli aanan anigu garaneyn wuxuuna Macallin noqday 1958 ka dib markii uu ka soo baxay Iskuulka Dishibiliinka Islaamka. Mar dambena wuxuu ka qalinjebiyay Kulliyadda Waxbarashada Lafoole ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed JUS.Cali Shiikh Axmed, oo loo yiqiin Cali-Muddiir oo sida magaciisa ka muuqata Macallin Iskuul ka ahaa Soomaaliya muddo aad u ...

Read More »

Taariikhdii Imaam Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed (Sheekh Xasan Barsane)

Imaam Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed “ Sheekh Xasan Barsane “ ( 1853 – 1927 )Sheekh Xasn Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo lo yiqiin Sheekh Xasan Barsane wuxuu dhashay sanadka markuu ahaa 1853, wuxuuna ku dhashay tuulada loo yaqaan Ubaadi oo u jirta qiyaas ilaa 68Km magaalada Jowhar, Gobolka Shabeelaha Dhexe, Soomaaliya. Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Xalima Hilowle ...

Read More »

Sirti Siyaad Barre ku dilay Saraakiil Qaran oo Nus Qarni kadib la helay

Waxay ahayd bishii july 1972 markii uu Maxamed Siyaad Barre amar toogasho ah oo loo soo daawasho tagay ku dilay saraakiil sar sare oo dalka ku lahaa Miisaan.   Saraakiishaani ayaa ahaa kuwa usoo halgamay dalka, dadka iyo difaaca dadnimo, waxa uuna dilkooda yimid kadib markii Siyaad Barre uu cabsi ka qaadayin ay xukunka kala wareegaan, inkasta oo aysan xaqiiqda ...

Read More »

Taariikh nololeedkii halyaygii Ibrahim Rooble Warfaa (Colonel Doonyaale)

Halyeeyada Beesha Reer Xaaji Sulaymaan Waxaa ka mid ah Ibrahim Rooble Warfaa (Colonel Doonyaale) . Ibrahim Rooble warfaa loona yaqaano doonyaale, wuxuu ku dhashay degaanka cadakbir oo koofur bari kaga beegan dagmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, tariikhdu markay ahayd 1923, wuxuu ku barbaaray degmada Ceelbuur. Wuxuu ku sugnaa ceelbuur 13sano. Xiligaas oo ahayd xilli uu gumaystihii talyaaniga gumaysan jiray soomaaliya. ...

Read More »

Somali Airlines pilot Captain Osman Burale

23 years on, Somalia’s defunct flag carrier eyes a return to the sky Former Somali Airlines pilot Captain Osman Aden Ibrahim Burale with passengers during the carrier’s heyday. OSMAN BURALE Africa Review’s Somalia Correspondent Abdulkadir Khalif remembers the heady days when Somali Airlines was an aviation force to reckon with regionally: Last month, Transport minister Sa’eed Jama Mohamed Qorsheel said ...

Read More »

Asli Hassan Abade

Birth name Asli Xasan Cabaade Born Jijiga, Somali Region Allegiance Somalia Service/branch Somali Air Force Other work Activist Asli Hassan Abade is a prominent Somali pilot, military figure, and civil activist. Asli in the 1970s Somali Air Force Asli is the first known and so far only female pilot in the Somali Air Force (SAF). Peace campaign In the mid-2000s, ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

Sidaan horay u soo xusnay wixii ka danbeeyey dilkii Suldaan Maxamed Azir, suldaankii guud ee Muslimiinta reer Adal, waxa soo food saaratay Saldanadda khilaafaad aad u ba’an oo degenaansho la’aan iyo qalalaasaba ku abuuray nidaamkoodii dawladnimo. Waxaa  muddo laba sono gudohood ah soo maray illaa 5 amiir oo mid walba si dhakhso ah looga wareejinayey xukunka kadib dagaallo dhiig badani ...

Read More »