Somali-Bussiness

Drs. yusur Abraar oo noqotay masuulkii u horeeyay Taariikhda Somaliya ee xilsare oo loo dhiibay iska casisha

Gudoomiyahii Bankiga dhexe ee Somalia Yussur A. Faarax Abraar ayaa shaaca ka qaaday inay iska casishay xilka Bankiga kadib markii ay nafta siin weysay cadaadis ay sheegtay inay kala kulantay Madaxweynaha Somalia Hassan Garguurte iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada. Sababta soo dedejisay Iscasilaada gudoomiyaha Baanka dhexe ayaa la noo xaqiijiyay inay tahay lacag dawlada Somalia u taal bangiyada ...

Read More »

Maxaad ka taqaan Taariikhda Muuse Ganjab iyo Yusur Abraar.

Mudo haatan laga joogo 30 sano ayaa waxaa dhacdey in maalin Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Siyaad Barre socdaal ku maray qaar ka mida xaafadaha muqdisho isaga oo ay la socdaan inyar oo Ilaaliyeyaashiisa u gaarkaa ka mid ahaa, markuu maraayo Dalcada Aadan Cadde ee degmada wardhiigleey ayuu arkay Guri Dabaq ah oo jidka dhiniciisa ku yaala , Markaasuu waydiiyey ...

Read More »