Sirta Somalia

Maraakiibta kalluumaysiga somaliyeed

Qore: Dr. Abucar Said Abubaker, Sarkaal ka tirsan Shaqaalaha Shirkadda SHIFCO Preston West, Vic. Melbourne, Australia E-mail: rerhamar@hotmail.com Tel. 94710327 December 12, 2004 Sanadkii 1981dii dalka Somalia gudihiisa waxaa ka hirgalay dhawr mashaariic horumarin oo ah kaddib markii Somalia iyo Talyaaniga ay yeesheen iskaashi dhaqaale uu ka dhaxeeya labada dal.  Mashaariicdaas waxaa ka mid ahaa mashruuca kalluumaysiga ee badweynta oo ah nooca kalluumeysi oo ...

Read More »

Dhibaatooyinkii Sunta Lagu Duugey Soomaaliya Intii u Dhaxaysey 1992 ilaa 1998 Qaybta 4aad

Qoraal ay faafisay jariidadda  Famiglia Cristiana caddadkeedii 47aad ee soo baxay November 29, 1998, ayey ku sheegtay in ay jireen isku day la doonayey in haraadiga sunta Nuclear-ka lagu aaso Gobolka Jubbada Hoose. “Laba sano ka hor (1996), shirkaddo ajaanib ah ayaa nagala soo xiriiray Nairobi,” sidaas waxaa yiri Gen. (Maxamed Siciid) Xirsi Moorgan, oo markaas xakumey Kismaayo, isagoo intaas ...

Read More »

Warqadda oo Talyaani ah

SOMALI REPUBLIC OFFICE OF THE PRESIDENT REF: JS/XM/4-189/1996   MUQDISHU: 19/8/1996 IL PRESIDENTE VISTO:  La necessità di istituire la creazione di un impianto di stoccaggio per la trasformazione dei rifiuti, VISTO:  i rapporti di fiducia e di stima che nutriamo verso il cittadino italiano professor Ezio Scaglione, già console onorario della Repubblica somala. DECRETO QUANTO SEGUE Io, Ali Mahdi, Presidente ad ...

Read More »

Cali Mahdi Ku Ogolaaday in Sunta Halista ah Lagu Duugo Soomaaliya Qabyta 3aad

Cali Mahdi: “Waxaa la igu eedeeyey in aan lacag ka qaatay Haraadiga Qashinka oo lagu daadiyey badda caalamiga ah oo aan anigu ansixiyay. Waa bad caalami ah. Mana ilaalin karno xitaa 50 km oo xeeb ah, ma haysano maraakiib, ma haysano wax aan ku ilaalino. Sidaas daraadeed waxaan aaminsanahay in dhaammaan arrimahaasi ay yihiin waxba kama jiraan, waa arrin la ...

Read More »

Ali Mahdi Muhammad Essay

Main articles: Somali Civil War and United Somali Congress Ali Mahdi Muhammad (Somali: Cali Mahdi Maxamed; born 1938) was president of Somalia from January (when Mohammed Farah Aidid removed the then president Mohamed Siad Barre) to November of 1991, but was not able in that time to exert control over the country. Following this, the nation fell into anarchy with ...

Read More »

Cali Mahdi Ku Ogolaaday in Sunta Halista ah Lagu Duugo Soomaaliya.

“Qiimaha Qofka Bini’aadamka ah waxa uu la mid yahay eber, waxa keliya ee ay qiimeeyaan waa lacag iyo weliba lacag siyaado ah, ma jiro wax ay kala jecel yihiin” Sidaas waxaa yiri nin lagu magaacaabo Giampiero Sebri oo ahaa kuwii Sunta Halista ah keeni-jirey Soomaaliya… Waxana uu intaas ku daray “Halkaas uma tegin in aan jokolaato iyo nacnac u qaybiyo ...

Read More »