Somali politics

Sirti Siyaad Barre ku dilay Saraakiil Qaran oo Nus Qarni kadib la helay

Waxay ahayd bishii july 1972 markii uu Maxamed Siyaad Barre amar toogasho ah oo loo soo daawasho tagay ku dilay saraakiil sar sare oo dalka ku lahaa Miisaan.   Saraakiishaani ayaa ahaa kuwa usoo halgamay dalka, dadka iyo difaaca dadnimo, waxa uuna dilkooda yimid kadib markii Siyaad Barre uu cabsi ka qaadayin ay xukunka kala wareegaan, inkasta oo aysan xaqiiqda ...

Read More »

Taariikh nololeedkii halyaygii Ibrahim Rooble Warfaa (Colonel Doonyaale)

Halyeeyada Beesha Reer Xaaji Sulaymaan Waxaa ka mid ah Ibrahim Rooble Warfaa (Colonel Doonyaale) . Ibrahim Rooble warfaa loona yaqaano doonyaale, wuxuu ku dhashay degaanka cadakbir oo koofur bari kaga beegan dagmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, tariikhdu markay ahayd 1923, wuxuu ku barbaaray degmada Ceelbuur. Wuxuu ku sugnaa ceelbuur 13sano. Xiligaas oo ahayd xilli uu gumaystihii talyaaniga gumaysan jiray soomaaliya. ...

Read More »

Taariikh Nololeedka Cabdulaahi Yusuf

Waxa aan fursad u helay in aan akhriyo nuqul ka mid ah buugga ay dhowaan soo saartay Shirkadda Scansom, uuna qoray madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Hor & ahaato waxa aan mahad uga jeedinayaa Cabdullaahi in uu maray waddo aanay Soomaalida siyaasiyiinteedu inta badani aanay hore u budlin, oo ah in uu waayihiisii wax ka qoray. Baravo! Haddaan u galo tan ...

Read More »

Ismail Omar Guelleh

President of Djibouti Born November 27, 1947, in Ethiopia; son of Omar Guelleh and Moumina Rirache; married; children: four. Addresses: Office —Office of the President, La Presidence BP 6, Djibouti, Republic of Djibouti. Career Began career as a civil servant with the French colonial administration of Djibouti, 1968, and rose to become a police inspector by 1970; worked as an ...

Read More »

Taariikhdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

Max’d Siyaad Barre awoowgi Barre Cabdulle Yuusuf waxaa lagu dilay dagaalladii sokeeye isagoo madi ah.Wuxuu markaas ifka uga tagay 7 nin oo kala ahaa: 1-Xasan Barre Cabdulle oo lagu dilay dagaalkii ba’naa ee Qaranro-Balo oo dhex maray dh/dhaqaaqii Daraawiish iyo xoogaggii ka soo horjeeday,wuxuuna ahaa Darwiish. 2-Muuse Barre Cabdulle waxaa lagu dilay dagaalladii Daraawiish,isagoo Darwiish ah. 3-Xirsi Barre Cabdulle waxaa ...

Read More »

Aden Abdulle Osman

Aden Abdulle Osman:(1908 – June 8, 2007), Oo loo yaqaanay Aden Adde, oo ahaa siyaasi Soomaali. Waxaana uu ahaanjiray Madaxweynihii ugu horeeyey ee Dalka Soomaaliya, adeega bilaabo July 1, 1960 ilaa June 10, 1967. Biography Aden Adde waxuu dhashtay sannadkii 1908 waxuuna ku dhashay ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan qoyska Mudulood Hawiye xirfadda Siyaasadda Fadlan inoo faaideey xaga qoraalka ...

Read More »