Wariye

Dib u eeg Nolosha gaarka ah Amina Muse Weheliye, Daawo Barnamijka Soo dhaweynta aamina

Waxay ahaan jirtay mid ka mid ah Dumarka qoob ka cayaarka ugu wanaagsan Golihii murtida iyo madadaalada ee Tiyaartii umadda Soomaaliyed ee Magaalada Muqdisho waqtigii Dowladdii hore waxayna inta badan ka qeyb qaadan jirtay inay Maslaxa dushiisa ku metesho Cayaarta heesta laakiin waxay kaloo ka soo jeeda qoys magaca ku leh Sportiga Soomaaliyed. Adeerkeeda waxaa uu ahaa Faarax Weheliye Caddow ...

Read More »

Wariye Abwaan Cabdala Nuurdiin Axmed oo Muqdisho ku geeriyooday

Arbaco, July 23, 2008 Waxaa galabta ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala Xaafadda Beexaani ee Degmada Shibis Cabdalla Nuuradiin Axmed oo ahaa Wariye iyo Abawaan ay si weyn u yaqaanaan Dadka Soomaaliyeed. Sida ay xaqiijisay Sabiida Nuuraddiin Axmed oo la dhalatay marxuumka waxaa uu u geeriyooday Cabdalla Nuuradiin Axmed xanuun ku soo qabtay isagoo Magaalada meelo ka mid ah ku ...

Read More »

Wariye Abwaan Cabdala Nuurdiin Axmed

Weriyeyaal iyo Fanaaniin ka hadlay taariikhda Cabdalla Nuuradiin Axmed Fanaanka weyn ee Cumar Shooli ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed,wuxuuna Cumar Shooli xusay in Ustaad Cabdalla uu ka dhignaa qabiir ku xeeldheer,dhinacyada Diinta,Hal abuurka Suugaanta iyo Saxaafadda. Heesaha aan qaado intooda badan Abwaan Cabdalla ayaa hal abuuray, DOOQAGU WUXUU RABO KOLAAN DEYNBA ...

Read More »