Author Archives: afaaro

Taariikh Nololeedka Maxamed Cabdulahi Maxamed Farmaajo

Maxamed Cabdulahi Maxamed Farmaajo waxuu dhashay sanadkii 1962-kii. Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho.   Waxbarasho: waxbarashadiisa Dugsi Hoose waxaa ku qaatay  Dugsigii Forta Sheekh ee Muqdisho. Dugsiga Dhexe waxaa uu ku qaatay Dugsigii Dhexe ee Maxamuud Xarbi. Dugsiga Sare waxaa uu ku qaatay Dugsigii Sare ee Farsamada Gacanta ee Lafoole ee uu ka qalin jebiyay 1980-kii.   Shaqo:sanadkii 1982-kii ...

Read More »

Taariikh nololeedkii abwaan mohamed xaashi dhamac gaariye oo kooban

  Geeriyeey xishoodlaay. Xejiyaay fogeeyaay. Xaasha ee af tahanimo. Hadii uu xabaal galay . Abwaankii xidigin jiray. Murtidii xag loo dayo. Xulashada ahayd iyo. Xaragadda higaaddii. Ayaa xarafkii hoosdhabi. Faraskii xiddigaysnaa xakamaha ayaa sudhi? Mohamed xaashi ka socoye somalaay waynakaa Alle ha u naxariistee Macalin Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu 1950kii ku dhashay magaalada Hargaysa, Hooyadii Qamaansha Jaamac ...

Read More »

Dib u eeg Nolosha gaarka ah Amina Muse Weheliye, Daawo Barnamijka Soo dhaweynta aamina

Waxay ahaan jirtay mid ka mid ah Dumarka qoob ka cayaarka ugu wanaagsan Golihii murtida iyo madadaalada ee Tiyaartii umadda Soomaaliyed ee Magaalada Muqdisho waqtigii Dowladdii hore waxayna inta badan ka qeyb qaadan jirtay inay Maslaxa dushiisa ku metesho Cayaarta heesta laakiin waxay kaloo ka soo jeeda qoys magaca ku leh Sportiga Soomaaliyed. Adeerkeeda waxaa uu ahaa Faarax Weheliye Caddow ...

Read More »

Taariikhda Soomaaliya

Culimada wax ka qorta taariikhaha caalamka waxay yiraahdeen ereyga soomaali wuxuu ka yimid labo erey oo la isku daray,oo kala ah (soo-maal ) Kaas oo ka koobaan ( soo ) oo ah soco iyo ( maal ) oo ah lis taas oo markaas noqonaysa ( soco lis ) waayo bay leeyihiin ereyga ( soco ) wuxuu isu bedelay ( soo ...

Read More »

Taariikhda Hoogii laga soo marey Hogaanxumada!

Sooyaal kastaaba wuxuu leeyahay warintiisa iyo wacaalkiisa, haddaan dib u milicsano maalmo la soo dhaafay, bal aan ka billaabe 27 Janaayo 1991 ayaa waxaa dhacdey inuu dalka isaga baxo Madax weyne Maxamad Siyaad Barre, sababtuna ay ahayd, ka dib dhibaato iyo fadqalalo dalka ka taagneyd, ilaa dabayaqaadii 70neeyadii fashilkii ka yimid dagaalkii 1977, oo ay abuurmeey, Mucaaradyo hubeysan oo ka ...

Read More »

Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil‏

Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi. Fanaanka kooxda Qaylo dhaan ayaa waxaa uu dhawaanahan ku sugnaa magalada Nairobi halkaas oo ka waday barnaamijyo wacyigalin dhinaca arimaha bulshada ah,waxaana uu mudadaasi uu sameyay heeso badan oo la xiriira arimaha wacyigalinta. Jooqle oo maanta aan qadka ...

Read More »

Taariikh Nololeedki Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi

Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxa uu ku dhashay magaalada Burco  ee gobolka Togdheer . hadraawi waa abwaan aad u caana oo soomaali oo dhami ay si fiican u taqaano . hadraawi suugaanta somalida e casrigan waxa uu ku leeyahay dawr aad u wayn.waxa uu yahay .abwaankii uguwayna .abwaanada somalida inta somalida suuganteeda laqoray.hatraawi.waxa uu wax barashadiisuu ku qaatay wadanka Yemangaar ahaan magaalada Cadan Taariikhdii ...

Read More »

Taariikh nololeedkii S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor

S/Guuto Ismaaciil Cali Obokor wuxuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer sanadkii 1937dii. Ismaaciil Cali Obokor sanadkii 1947dii ayuu tacliinta ka galay magaalada Burco , wuxuuna waxbarashadii dugsiga hoose ku dhammeystay magaalada Sheikh sanadkii 1954tii. Sanadihii 1954tii-1956dii waxbarashadii dugsiga ku dhammeystay magaalooyinka Sheikh & Camuud. Ismaaciil Cali Obokor wuxuu yaraantiisa jeclaa in uu ka mid noqdo ciidamada Soomaaliya, isaga ...

Read More »

Taariikh Nololeedkii Wasiirkii Gaashaandhiga ee Soomaaliya ee 1989 –1991-dii

Xuseen Sheekh C/raxmaan ( Xuseen Mataaan) Alle ha u naxariisto, Xuseen Sheekh Cabdiraxmaan oo ku Magac dheeraa (Xuseen Mataan) oo ahaa wasiirkii Gashaandhiga ee Dowladii Soomaaliya 1989-1991-kii ayaa ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka. Xuseen Mataan, wuxuu ku dhashay Magaalada Awaare Sanadkii 1941-dii. Isaga oo yar ayuu u wareegay Magaalada Muqdisho, wuxuuna halkaas ka billaabay waxbarashadii Dugsia Dhexe/Sare. Markii ...

Read More »