February 04, 2017 – Abwaan Xuseen Shire (Ciyaar Jecel) ayaa ka hadlay warar ay qaar kamid ah Warbaahinta Soomaalidu Faafiyeen, kaasi oo aahaa inuu Geeriyooday Abwaan JOOQLE Shire Jaamac. JOOQLE Shire ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku jiro Isbitaal kadib markii uu ku soo booday xanuun aan la garanayn. Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ay saaxiibo yihiin Jooqle ayaa ...
Read More »Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil
Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi. Fanaanka kooxda Qaylo dhaan ayaa waxaa uu dhawaanahan ku sugnaa magalada Nairobi halkaas oo ka waday barnaamijyo wacyigalin dhinaca arimaha bulshada ah,waxaana uu mudadaasi uu sameyay heeso badan oo la xiriira arimaha wacyigalinta. Jooqle oo maanta aan qadka ...
Read More »