Somali History

Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

Sidaan horay u soo xusnay wixii ka danbeeyey dilkii Suldaan Maxamed Azir, suldaankii guud ee Muslimiinta reer Adal, waxa soo food saaratay Saldanadda khilaafaad aad u ba’an oo degenaansho la’aan iyo qalalaasaba ku abuuray nidaamkoodii dawladnimo. Waxaa  muddo laba sono gudohood ah soo maray illaa 5 amiir oo mid walba si dhakhso ah looga wareejinayey xukunka kadib dagaallo dhiig badani ...

Read More »

Axmed Maxamed Xaaji Daahir

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyoday magaalada Isiolo ee Kenya, wariyihii caanka aha Axmed Maxamed ‘Axmed Taajir’oo in muddo ah xanuunsanaa. Allaha u naxariistee waxa xalay ku geeriyooday magaalada Isiolo ee dalka Kenya, Weriyihii caanka aha ee Idaacadda BBC-da Laanteeda Af-Soomaaliga Axmed Maxamed Xaaji Daahir (Axmed-Taajir) oo in muddo ah xanuunsanayey. Axmed Taajir oo dad badan oo dhagaysan jiray ...

Read More »

Taariiqda Amiin Caamir

Dareenka ayaa igu hoggaamiya in aan sidaas wax u sawiro’ Fanka, qofba si ayuu bulshada ugu soo bandhigaa fikarkiisa, isagoo adeegsanaya aqoon, waayo-aragnimo iyo farsamo u gaar ah. Qayb ka mid ah fanka waa farshaxanka ‘Kartuunka’ oo Soomaalida dhowaan-gal ku ah, kaas oo qayb ka ah moorada ballaaran ee fanka, iyadoo nolosha casriga ah ee dunida maanta uu noqday aalad ...

Read More »

Juquraafiga dhulka iyo Taariikhdiisa

Halgankii Xisbiga AYL – 12kii Oktobar 1954tii waxaa la gudoonsaday in Dalka loo sameeyo calan,kaasoo noociisa ah blug oo dhexda kaga taal xidig cad oo shan geesoo ah, taasoo macnaheeduna yahay shanta SOOMAALIYEED oo 1884tii shirweynihii Berlin lagu qaybsaday soomaaliya . Waxaan xusid mudan oo aan mar na la ilaabi Karin in dadweyne fara badan u soo halgamay oo naftoodda ...

Read More »

Cabdi Bile Cabdi

Abdi Bile (Somali: عبدالله بله عبدالله Cabdi Bile Cabdi,wuxuu dhashtay 28 December 1962 Cabdi waxa uu caan ku ahaa orodada qeebta Sportiga dunida waa mid nuuciisa kaga jiray qeebta dhexe haysta diiwaanada kala duwan ee qaranka Soomaaliya oo ciyaaraha fudud nidaamo kala duwan. Sanadkii 1987 ayuu noqday horyaalka adduunka ee 1500 oo mitir, Soomaali ugu horeysay ee ay sidaa u ...

Read More »